Maansada ToolmoonAbwaan Calinuur Shiine
Toolmoon (jiifto) Maansadan la yiraa toolmoon waa waano iyo wax sheeg. Badanaa iyadaa is fureysa oo wax adag kuma jiraan malaheyga. Qeyb waliba gaarkeeda ayay micno gooni ah u faa`iideyneysaa. Tixahayga maansadu Waa u talo dadwaynaha Waa u tiir mid liicaya Waa u hiil mid tabar daran Waa hees mid toosaya Cudur iyo qof tows […]
Maansada ToolmoonAbwaan Calinuur Shiine Read More »