dhuuxa.com

Gabaygii Farriin Shacab- Abwaan Shiine. 2019

Haddii aan fa`ley gabay tirshoo soo furfuro maanta Oon fiirsho iimaha jiroon faalla dheer bixiyo Inaad faaqiddaan baan rabaa ood fassirattaane Facood qoon ka haray baa u daran duul dhamoo fidaye Cirka jaranjar fuusheey qalqigu faraha saareene Fiinta sare kuwii tegayna waa farax ciyaaraane Asaaggeen dayaxa buu filliyo fooq ku leeyahay Doqon fahan la` mooyyiye […]

Gabaygii Farriin Shacab- Abwaan Shiine. 2019 Read More »

Gabay Hooyada uurka leh ku saabsan (Uurrey) Abwaan Shiine

gabaygaan wuxuu ka hadlayaa hooyada uurka leh iyo waxyaabaha looga baahanyahay. Afo iyo marwadii reer leh oo, weliba uurrey ah Wax aan oran lahaa baa jiriyo, erayo waawayne Ahlan dhaha tix aan soo unkaan, eegga furayaaye   Si aan ubadka kiinood dhasheen, cudur u aafaynin Aqoontiyo waxaa aragtideey, ila habboonaatay In intaysan awalkeeda hore, gabadhu

Gabay Hooyada uurka leh ku saabsan (Uurrey) Abwaan Shiine Read More »

Yaa qoray buugga Bilic Haween? muxuuse ka hadlayaa?

Buugga Bilic Haween waa buug kooban oo aad cajiib u ah, waxaa laga qoray quruxda dumarka. Buuggu wuxuu cuskanayaa seddex tiir oo la dhihi karo “caadi maaha”. Seddexdaas waxa ay kala yihiin; maahmaahda Soomaalida, sheeko-dhaqameedka Soomaalida iyo suugaanta Soomaalida. Seddexdaas tiir ayaa laga dhex baaray quruxda dumarka si loo ogaado ama loo fahmo waxa loo

Yaa qoray buugga Bilic Haween? muxuuse ka hadlayaa? Read More »