KURYO (shinbir)
Waa shinbir ka mid dhiig-ku-noosha, waxa ay leedahay af adag oo foodda hore guduudan, korka waa qaxwi, hoosaastana waa ka jaalle. Waxa ay isu raacdaa koox-koox hal meela ayayna u wada duulaan waxna u wada taadsadaan, waa laga yaabaa in aad hal xabbo oo kaligeed ah aragto ama labo. Waxa ay caan ku […]