Sidee qoraa ku noqon kartaa
Afartii sano ee ugu danbeysay waxaa si’ is daba joog ah u soo muuqanayay dhallinyaro qorayay Buugaag isla markaana ka mid noqonayay qoraayaasha Soomaaliyeed. Qoraagu ma aha qof sahlan, oo kaalin muhima ayuu bulshada kaga jiraa, hayeeshee qoraa waa la noqon karaa lamase noqon karo qoraa wanaagsan. in aad buug qortaa waxa ay u baahantahay […]
Sidee qoraa ku noqon kartaa Read More »