6 qodob oo qofka wariyenimo raba anfacaysa.
Wiilal iyo gabdho farabadan ayaa si wayn u danaynaya in ay ku biiraan mihnadda SAXAAFADDA, mana ahan dheeldheel in aad noqoto weriye fiican oo ay dadku jecelyihiin. Haddaba aan wax yar oo talo ah idinku biiriyo. 1) In uu yahay qof u heellaan weriyenimada oo uu aad ugu baahanyahay in uu noqdo suxufi wanaagsan 2) […]
6 qodob oo qofka wariyenimo raba anfacaysa. Read More »